Xiriirka Kubadada Cagta Jubbaland oo Ganaxyo Duldhigay Qaar ka mid ah ciyartoyda iyo Macalimiin

0
133

06/04/2019 Kismaayo: Xiriirka Kubaada cagta Jubbaland ayaa maanta soo saray dhowr warqadood oo lagu ganaxay qaar kamid ah ciyartoda kooxaha heerka 1-aad iyo Heerka 2-aad

Ganaxyadaan ayaa waxay isugu jiraan ganaax lacageed iyo kuwa ciyaaro ka fariisnin ah Kooxaha la ganaaxay ayaa kala ah kooxda Dowlada Hoose iyo Heegan oo kawada tirsan Horyaalka Heerka 1-aad iyo Kooxda FC.Majaango oo ka tirsan kooxaha eerka 2-aad

Hoos ka aqri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here