Tartan Loogu Magac Daray Sahanka Nabadda Oo Kismaayo ka furmay

0
34

Tartan Kubbada Cagta ah oo loogu magacdaray sahanka nabada ayaa maanta ka furmay magaaladda Kismaayo

tartankaan ayaa waxaa ku tartami doona 8 kooxood oo 5 kamid ah ay yihiin Xaafadda magaaladda Kismaayo halka 3 koox kalana laga keenay Tuuloyinka hoostaga magaaladda kismaayo

Ciyaartii Furitaanka Maanta ayaa waxaa nasiib u yeeshay kooxaha Farjano iyo Guulwade waxaan 1-3 ay guusha ku raacday kooxda Guulwade,

Qaabka uu udhacay Munaasabbada Furitaanka Tartan Hoos Ka daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here