Sidee ayuu u dhacay isku-aadka xulalka Koobka Qaramada Afrika ee sanadkan ka dhicidoona Masar

0
241

Xidhiidhka kubbada cagta qaarada Afrika ee CAF ayaa dalka Masar ku qabtay xaflada isku aadka tartanka qaramada Yurub ee CAF 2019. Waxaa markii ugu horaysay koobka qaramada Afrika ku tartamaya 24 xul qaran oo ka soo baxay isreeb reebkii waqtiga dheer soo socday iyada oo hadda xul kastaaba uu ogaaday halka uu dagaalka koobkan ka sii wadan doono.

Xafladii isku aadka ee tartanka qaramada Afrika waxaa ka soo qayb galay halyayo ku suntan kubbada cagta Afrika kuwaas oo kala ahaa Mostafa hadji (Morocco), El Hadji Diouf (Senegal), Emmanuel Amuneke (Nigeria), Yaya Toure (Ivory Coast), Rigobert Song (Cameroo) iyo Ahmed Hassan (Egypt).

Halkan kaga bogo Isku Aadka Tartanka Qaramada Afrika Ee CAF 2019 oo dhamaystiran:

Group A: Egypt, Dr Congo, Uganda Iyo Zimbabwe.
Group B: Nigeria, Guinea, Madagascar Iyo Burundi.
Group C: Senegal, Algeria, Kenya Iyo Tanzania.
Group D: Morocco, Ivory Coast, South Africa Iyo Namibia.
Group E: Tunisia, Mali, Mauritania Iyo Angola.
Group F: Cameroon, Ghana, Benin Iyo Guinea-Bissau.

Hoos ka Aqri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here