Shaqaalaha iyo Guulwade Oo Bar Bardhac 0-0 ah isla dhaafi waayay 

0
59

09/04/2019 Kismaayo: Kulan ka mid ah kulamada Heerka 2-aad ee horyaalka kooxaha Jubbaland ayaa galbta Garoonka Waamo Ee magaalada Kismaayo waxaa isku arkay kooxaha Shaqaalaha iyo Guulwade.

Ciyaar adag oo dhaxmartay labada kooxood ayaan usuura galin kooxna in ay shabaqa soo taabato waxayna ciyaarta ku soo dhamaatay Bar Bardhac 0-0 ah

Kooxda Guulwade ayaan 4-tii kulan ee ay ciyaarta marna aan guul soohoyin. kulamadaa ayaa labo ka mid ah laga badiyay halka labada kalana ay bar bardhac gashay.

Maalina berito ayaa waxaa wada ciyaari doona Kooxaha Kaneva iyo Kisima

Si aad ula socoto Kala sareynta kooxaha iyo warar dheerad ah oo la xiriira arimmaha Sports-ka Fadlan Marwalba soo booqo https://jufasports.com

W/Q Abdiqaadir Jaamac Gaboobe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here