Agaasimaha Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo Booqday Xafiisyada ay ku Shaqeeyaan Xiriirka Sports  Jubbaand

0
85

Agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland Abdirahmaan Cabdi Axmed ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta uu ku shaqeeyo Xiriirka Sports-ka Jubbaland

Agaasimaha ayaa mid mid udulistaagay Xafiisyada uu ku shaqeeyo Xiriirka waxa uu warbixino ka dhageystay masuliyiinta iyaagoona ka warbixiyay howla hooda shaqo,

Cabdiraxmaan Cabdi Axmed Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland ayaa malmahan waday dar dar lagu xoojinayo horumarinta howlaha wasaaradda,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here