Maxay Ku Dhamaatay Ciyaartii Dhaxmaray Kooxaha JCCI iyo JBC

0
252
14/03/2019 Kismaayo: Ciiyartii dhaxmartay kooxaha JCCI iyo JBC ayaa kusoo dhamaatay 1-0 Oo ay guusha ku raacaday kooxda JCCI
 
Kulankaan oo ahaa mid adag ayaa qeybtii hore ee ciyaarta waxa ay kusoo dhamaatay 0-0 oo wax gool ah layskama dhalin
 
Qeeybtii dambe ee ciyaarta dadaalo badan oo ay sameyeen labada kooxood waxaa gool heshay kooxda JCCI waxaan daqiidadii 84-aad ee dhamaadka ciyaarta shabaqa soo taabtay laacibka afka hore oga ciyaara kooxda JCCI ee lagu magacaabo Kalaay,
 
Kooxda JBC oo isku dayo badan sameeysay ayaan u suuragalin in ay shabaqa soo taabato waxayna Garoonka kala tageen Guuldaro 1-0 ah 
 
Kooxda JBC ayaa kulnkaan kii ka horeyay waxay barbardhac 2-2 ah lagashay kooxda D/hoose waxayna u egtahay in qaab ciyaared liito ay kusoo galeyso garooonka 
 
kulankaan ayaa waxaa garsoore ka ahaa Siciid Cabaas, Waxaana maalinta jimcaha wada ciyaari doona kooxaha HEEGAN VS DAKADAHA,

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here