Maxaa laga Filan karaa Kulanka dhaxmari Doona Kooxaha Heegan iyo D/Hoose

0
122

Kulan adag ayaa galabta waxaa wada ciyaari doona kooxaha Heegan iyo D/Hoose ciyaartan oo ka mid ah kulamada heerka 1aad ee tartan Horyaalka kooxaha heerka 1aad

D/Hoose ayaa dadaal ugu jirto siday ku gaari lahey kooxda Fc Dakadaha oo ah kooxda ugu sareyso horyaalka

halka kooxda Fc Heegan ay dooneyso in ay ka badbaado Ulabashada Heerka labaad ee Sera (B)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here