Kulan adag oo galabta dhaxmaridoona kooxaha Shaqaalaha Iyo Majaango

0
106

Kooxaha Shaqaalaha Iyo Majaango ayaa galabta ku ciyaari doona garoonka Waamo Ee magaaladda kismaayo

kulankaan ayaa ah kulanka 1-aad ee lugta labaad ee tartanka kooxaha heerka labaad kooxda mujaano ayaana ah kooxda kaliya ee an laga badin shantii kulan ee ay soo ciyaartay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here