Juventus Oo Taariikh Aan Horay U Dhicin Ka Dhigtay Horyaalka Italy.

0
116

Juventus ayaa taariikh aan horay u dhicin waxa ay ka dhigeen horyaalka Italy ka dib guushoodii talaadada ee Cagliari iyadoo guul daraddii xalay ee Napoli ka qabsatay kooxda Empoli ay sabab u tahay dhacdadaas .

Kulankaas xalay lagu dubtay Napoli ayaa ka tirsanaa wareegga 30-aad ee horyaalka Italy waxa ayna kooxdaas aheyd kooxda kaliya ee baacsaneysay Juve .

Napoli ayaa haatan ku istaagtay 63 dhibic iyo booska labaad halka Juve-na leeyihiin 81 dhibic waxaana sidaas ugu dhaxeeya farqi ah 18 dhibic

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here