JBC Oo kulan adag la ciyaari doonta Kooxda aan marnaba guusha arag ee Himilo

0
98

Garoonka waamo ee magaaladda kismaayo waxaa galabta ku wada ciyaari doona kooxaha JBC iyo Himilo

Kooxda FC Himilo Ayaan marnaba guul arag 7 kulan ee ay ciyaaratay wan kooxda kaliya ee ilaa hatan la xaqiijiyay lulaabashadda kooxa heerka labd ciliciyaaradka dambe

Kooxda JBC ayaa dhanka kale rajo an ka qabin ku guuleysashadda Tartanka balse guusha galbta ayaa waxay u xaqiijineysaa ka sii mid ahaashaha Sera (A)

Kulankii hore ee dhaxmaray labadaan kooxood ayaa kusoo dhamaaday 1-0 Oo ay guusha ku raacday kooxda JBC.

W/Q Abdiqaadir Jaamac Gaboobe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here