Kooxaha Heegan Iyo Elman Oo Leh Kulan Adag

0
56

Kooxaha kubadda cagta Heegan iyo Elman ayaa wada leh kulanka aad ugu todobaadkan horyaalka Somali Premier League fasal ciyaareedka 2018-2019.

Naadiga Heegan kulankoodii horyaalka waxa ay 1-0 kaga adkaadeen dhigooda Madbacada kulan ciyaareedka ay labada dhinac wada ciyaareen 11-02-2018.

Kooxda jaalayaasha ee Elman iyagana Kulankii 1-aad horyaalka Somali Premier League 2018-2019 waxa ay barbaro 0-0 la dhaafi waayeen dhigooda Horseed.

Labada koox waxaa ka dhaxeeyo xifaaltan adag oo dhinaca ka qeyb galka tartamada olalahan waxayna kooxd kasta doonaysa in ay guul muhiim ay gaarto.

Kulamadii U Danbeeyay Labada Dhinac
24/01/2018 Heegan S.C 4:1 Elman FC
28/03/2018 Elman FC 1:2 Heegan SC
18/11/2016 Heegan SC 0:2 Elman FC
17/02/2016 Elman FC 1:1 Heegan SC
08/05/2016 Heegan SC 0:0 Elman FC
20/03/2017 Elman FC 0:0 Heegan SC
06/07/2012 Heegan SC 0:3 Elman FC
24/10/2012 Elman FC 1:3 Heegan SC

Ogeysiiska Kulanka
Tartanka-Horyaalka Somali Premier League
Kooxaha-Heegan VS Elman
Tariikhda-19-02-2019
Maalinta-Talaado
Saacada:-3:30pm
Garoonka-Banaadir Stadium
W/Q Maxamed Xuseen Qalinle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here