Final: Xulka Nederland ayaa Caawa la ciyaaridoona Xulka Portugal

0
66

Kulanka: Portugal vs Netherlands Tartanka: UEFA Nations League (Final) Garoonka: Estadio do Dragao Garsoore: Alberto Undiano (Spain)
Saacadda: 9:45 Habeenimo (XGA)

Kulanka caawa wuxuu noqonayaa midkii 15-aad ee labadaan qaran dhexmara, Portugal ayaana 7-jeer guul gaartay kulamada labada dhinac halka Holland ay heysato kaliya 2-guul, 5-jeer ayeyna barbaro ku kala tageen.

Xulkee Ayaa Caawa Ku Guuleysankara Koobka
UEFA Nations League Imisa Ayeeyna Ku Dhamankarta Ciyaartan Yaana Dhalinkaro Goolka Kowaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here