Fc Heegan Oo noqotay kooxda labaad ee Aadda Heerka labaad ee Sera (B)

0
89
Kulankii ugu xiisaha badnaa tan iyo intii uu Horyaalka socday ayaa galabta ka dhacay Garoonka Waamo ee magaaladda Kismaayo.
 
Kooxaha FC Heegan iyo JBC ayaa foodda iskudaray. Ciyaar kulul oo dhax martay labada kooxoo ayaa kusoo idlaatay Bar Bar dhac 3-3 ah
 
kooxda Heegan ayaa deris dhow la noqotay kooxda aan horyaalka hal mar xitaa guuleysan ee Himilo.
 
waxayna labadaan kooxood waa Heegan iyo Himilo si rasmi ah u aaden horyaalka heerka labaad ee Sera (B) xili ciyaaredka soo socda.
 
dhanka kale waxaan weli cadeyn kooxdii soo gali laheyd kaalinta labaad. Kooxaha JCCI, JBC, iyo Dowladda Hoose ayaa loolan adagu jira koox waliba sidii ay ku gaari laheyd kaalinta labaad
 
sadaxdaan kooxood ayaa wadaleh min 15 dhibcood waxaana Horyaalka ka harsan in ay kooxwaliba ciyaarto hal kulan oo kaliya
 
W/Q Abdiqaadir Jaamac Gaboobe
 
 
koo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here