Dakadaha Fc oo Hogaanka Horyaalka Jubbaland Sii dheereysatay

0
157

kulan adag oo dhax maray kooxaha Dakadaha iyo JCCI ayaa ku soo dhamaaday 4-2  oo ay guusha ku raacday kooxda Dakadaha

Kooxda Dakadaha ayaa u muuqato mid ku sii dhaweneyso hanashada horyaalka kooxaha jubbaland waxaana tartan oga dhiman laba kulan oo ay badiso oo kaliya

hadii kulanka adah ee ay la ciyaari doonaan kooxda D/hoose ay ka badiyaan waxaa muuqata in si buuxda ay olawareegi doonaan  horyaalka

galabta ayaa waxaa wada ciyaari doona koohada D/hoose iyo Heegan Kooxda kubbada Cagta Fc Heenag hadii kulankaan laga badi waxaa Sii xumaaneyso sii joogitaanka Horyaalka oo waxay aadi doontaa Heerka labaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here