Home Yurub Spain

Spain

On each category you can set a Category template style, a Top post style (grids) and a module type for article listing. Also each top post style (grids) have 5 different look style. You can mix them to create a beautiful and unique category page.

Valverde oo si RASMI ah u magacaabay liiska ciyaartoyda Barcelona ee ka qeyb galaya...

(Spain) 24 Maajo 2019.Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xidigaha Blaugrana ee kaga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee finalka Copa del Rey ay kula ciyaari doonaan Valencia. Macalinka reer Spain ayaa go’aansaday...

Taageerayaasha Real Madrid oo doortay heshiisyada ay u baahan tahay kooxda xagaagan

(Spain) 18 Maajo 2019.Taageerayaasha Real Madrid ayaa qeexay heshiisyada ay muhiim tahay in kooxda ay sameyso inta lagu gudi jiro suuqa kala iibsiga xagaaga ee soo socda, si naadiga loo xoojiyo. Doorashada ay sameeyeen taageerayaasha kooxda Real Madrid ayaa waxay...

Lionel Messi oo noqday ciyaaryahankii ugu horreeyey kooxda Barcelona ee…

(Barcelona) 28 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xalay guul ka gaartay naadiga Levante, waxaana ay hanatay horyaalka La Ligaha Spain, iyadoo Lionel Messi uu u sameeyey rikoor cajiib ah. Barca ayaa 1-0 uga badisay xalay kooxda Levante waxaana ay...

Marcelo oo sharaxaad ka bixiyay shakiga ku jira mustaqbalkiisa kooxda Real Madrid

(Spain) 22 Abriil 2019. Waxaa jiray warar badan ee ku saabsan mustaqbalka xidiga reer Brazil ee Marcelo iyo suurtogalnimada uu kaga dhaqaaqi karo kooxda Real Madrid dhamaadka xilli ciyaareedkan. Sidoo kale waxaa jira warar ku aadan in Marcelo uu kula biiri...

Zidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay Liiska xidigaha Real Madrid ee ka qeyb...

(Spain) 21-Abriil 2019. Tababare Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka ay maanta la ciyaarayaan Athletic Bilbao, ee ka tirsan kulamada 33-aad horyaalka La Liga ee dalka Spain. Real Madrid ayaa maanta ku...

Xabi Alonso Oo Koobkiisii Ugu Horreeyey Ku Guuleystay Isagoo Tababare ah

Halyeygii xulka qaranka Spain iyo Kooxaha Liverpool & Real Madrid ee Xabi Alonso ayaa guul koob ah ku bilaabay waayihiisa tababarenimo, kaddib markii uu si rasmi ah ula wareegay kooxda da’yarta 13-jirrada Real Madrid. Xabi Alonso ayey kooxdiisu ku guuleysatay koobka...

Jose Mourinho Oo Si Daacadnimo Ah Uga Hadlay Soo Laabashada Zinedine Zidane Ee Real...

Jose Mourinho ayaa si daacadnimo leh uga hadlay soo laabashada Zinedine Zidane ee Real Madrid, inkastoo macalinkaan xan ahaan loo sheegay inuu kusoo laabanayo Santiago Bernabeu ka hor inta aan la magacaabin macalinka reer France hadana wuxuu aaminsan yahay in Zizou uu yahay...

Real Madrid iyo Manchester United oo ku dagaalamaya saxiixa xidig ka tirsan kooxda Roma

(Yurub) 24 Maarso 2019. Kooxda Real Madrid ayaa kula dagaalameysa dhigeeda Manchester United saxiixa daafaca heerka caalami ee dalka Greece iyo kooxda Roma Kostas Manolas, kadib marka uu furmo suuqa xagaaga ee soo socda. Sida laga soo xigtay wargeyska Talyaaniga ah...

Miyuu Lionel Messi ciyaari doonaa kulanka adag ee Catalan Derby?

(Spain) 24 Maarso 2019. Lionel Messi ayaa isku diyaarinaya inuu ciyaaro kulanka Catalan derby ay wada ciyaari doonaan kooxaha Barcelona iyo Espanyol, iyadoo uu jiray shaki ku aadan ka qeyb galkiisa kulankan, kadib dhaawacii ka soo gaaray dhanka muruqa inta...

Roberto Carlos  “Real Madrid Ayaan ku laabtay Si aan u Caawiyo Zinedine Zidane

Tababaraha Real Madrid, Zinedine Zidane ayaa ka shaqaynaya sidii uu xassilooni ugu soo celin lahaa kooxda, waxaana uu kulankiisii ugu horreeyeyba ku bilowday guul uu kasoo hooyey Celta Vigo oo ay ku martigaliyeen garoonka Santiago Bernabeu. Kulankaas kaddib, waxay inta...
- Advertisement -

LATEST NEWS

MUST READ