Home Yurub England

England

Category waxaa loogu tala galay inaad geliso Football News

Pep Guardiola oo ka hadlay wararka ku aaddan in kooxda Manchester City laga ganaaxi...

(England) 18 Maajo 2019. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay wararka ku aadan in kooxdiisa ay ganaax kala kulmi doono xiriirka kubada cagta qaarada Yurub ee UEFA, kaasoo ah inaysan ka qeyb gali doonin tartanka Champions...

Waa Maxay Sababta Liverpool Loogu Diiday Inay Ku Ciyaarto Maaliyadeeda Cusub Finalka Champions League?

Liverpool ayaa xiran doonta maaliyadeedii casaanka aheyd ee ay ku ciyaareysay xilli ciyaareedkan marka ay Tottenham la ciyaarayaan finalka Champions League. Kooxda Jurgen Klopp ayaa xiran doonta maaliyadooda rasmiga ah ee ay ku ciyaarayeen xilli ciyaareedkan 2018/19, inkastoo dadka qaar...

Maxay Arsenal U Baahan Tahay Si Horyaalka Ugu Tartamaan Xilli Ciyaareedka Dambe, Wax Ka...

Xilli ciyaareedka Arsenal ayaa dhamaad ah kaliyana hal kullan ayaa u haray waana kan 29-ka bsihaan ay isku arkayaan Chelsea ee finalka Europa League. Dad badan ayaa is weydiinaya xilli ciyareedka Arsenal ma yahay mid guuleystay ” jawaabta waxaan heleynaa...

RASMI: Jurgen Klopp Oo Xaqiijiyay In Mohamed Salah Uu Maqnaanayo Kulanka Barcelona Ee Habeen...

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa shir jaraa’id ku xaqiijiyay in labadiisa xiddig ee muhimka ah Mohamed Salah iyo Roberto Firmino inay seegayaan kulanka habeen danbe ee Anfield ay kula ciyaarayaan Barcelona. Salah ayaa shoog maskaxeed uu soo gaaray ka dib...

Xiddigo hor leh oo ka dhaawacmay kooxda Manchester United oo dagaal ugu jirta booska...

England) 30 Abriil 2019. Kooxda Manchester United oo raacdo xoogan ugu jirta sida ay ugu soo bixi lahayd tartanka Champions League xilli ciyaareedka soo socda, ayaa dharbaaxo xanuun badan la kulantay, kaddib markii ay ka dhaawacmeen xidigaha Romelu Lukaku iyo...

HORDHAC : Leicester City VS Arsenal? Xogta kulankan laga diyaariyey oo dhameestirin

( England) 28 Abriil 2019 Kooxda Arsenal oo guul daro kala soo kulantay Kooxda Wolves ayaa markan booqaneysa Kooxda Leicester City kulan ka tirsan horyaalka Premier league. Dagaalka loogu jiro kaalmaha afarta sare ee loogu soo boxo tartanka Champions league ayaa...

HORDHAC: Man United Vs Chelsea- Waa sidee xaaladaha labada kooxood

Manchester United ayaa Old Trafford ku soo dhawaynaysa kooxda ay kaalmaha sare ku tartamayaan ee Chelsea, waxayna United kulankan ciyaaraysaa iyada oo 7 guuldaro soo gaadheen 9 kii kulan ee ugu danbayay tartamada oo dhan isla markaana ay wali...

“Weli waan u soo bixi karnaa Champions League.”

(England) 25 Abriil 2019. Tartan Culus ayaa waxaa u dhexeeya kooxaha Chelsea, Arsenal iyo Man United oo ku aadan kaalinta afaraad ee loogu soo bixi karo Champions League kal ciyaareedka soo socda. Tababaraha Arsenal Unai Emery oo xalay guul darro fool xun...

Guardiola oo fariin muhiim ah u diray ciyaartoyda Man City, kaddib guushii ay ka...

(England) 25 Abriil 2019. Tababaraha Isbaanishka ah ee Pep Guardiola ayaa ka codsaday ciyaartoyda Manchester City inay is dajiyaan kaddib guushii ay United-ka kaga gaareen kulankii xalay ee Manchester derby. kooxda Man City ayaa 2-0 kaga adkaatay Kooxda ay daris wadaaga...

Miyey Dhibaatadaan Ku Dhacday Manchester City U Hogaamin Kartaa Liverpool Ku Guuleysiga Premier League?

Manchester City ayaa u muuqata iney inta ka dhiman fasal ciyaareedkaan weyn doonto mid ka mid ah ciyaartoyda ugu muhiimsan kooxdeeda kadib dhaawac soo gaaray, waxeyna arintaan faa’iido u tahay kooxda kula loolameysa horyaalka. Kevin De Bruyne ayaa u muuqda...
- Advertisement -

LATEST NEWS

MUST READ