Home Yurub

Yurub

On each category you can set a Category template style, a Top post style (grids) and a module type for article listing. Also each top post style (grids) have 5 different look style. You can mix them to create a beautiful and unique category page.

Valverde oo si RASMI ah u magacaabay liiska ciyaartoyda Barcelona ee ka qeyb galaya...

(Spain) 24 Maajo 2019.Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xidigaha Blaugrana ee kaga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee finalka Copa del Rey ay kula ciyaari doonaan Valencia. Macalinka reer Spain ayaa go’aansaday...

Waa maxay sababta ay Arsenal u jeclaan laheyd in Matthijs de Ligt uu ku...

(London) 25 Maajo 2019. Wali waxaan la ogeyn dhinaca uu aadi doono da’yarka kooxda Ajax Matthijs de Ligt kaas oo ay si weyn u doonayaan kooxaha waaweyn ee qaaradda yurub, balse kooxda ka dhisan London ee Arsenal ayaaba jeclaan laheyd inuu...

Taageerayaasha Real Madrid oo doortay heshiisyada ay u baahan tahay kooxda xagaagan

(Spain) 18 Maajo 2019.Taageerayaasha Real Madrid ayaa qeexay heshiisyada ay muhiim tahay in kooxda ay sameyso inta lagu gudi jiro suuqa kala iibsiga xagaaga ee soo socda, si naadiga loo xoojiyo. Doorashada ay sameeyeen taageerayaasha kooxda Real Madrid ayaa waxay...

Pep Guardiola oo ka hadlay wararka ku aaddan in kooxda Manchester City laga ganaaxi...

(England) 18 Maajo 2019. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay wararka ku aadan in kooxdiisa ay ganaax kala kulmi doono xiriirka kubada cagta qaarada Yurub ee UEFA, kaasoo ah inaysan ka qeyb gali doonin tartanka Champions...

Waa Maxay Sababta Liverpool Loogu Diiday Inay Ku Ciyaarto Maaliyadeeda Cusub Finalka Champions League?

Liverpool ayaa xiran doonta maaliyadeedii casaanka aheyd ee ay ku ciyaareysay xilli ciyaareedkan marka ay Tottenham la ciyaarayaan finalka Champions League. Kooxda Jurgen Klopp ayaa xiran doonta maaliyadooda rasmiga ah ee ay ku ciyaarayeen xilli ciyaareedkan 2018/19, inkastoo dadka qaar...

Maxay Arsenal U Baahan Tahay Si Horyaalka Ugu Tartamaan Xilli Ciyaareedka Dambe, Wax Ka...

Xilli ciyaareedka Arsenal ayaa dhamaad ah kaliyana hal kullan ayaa u haray waana kan 29-ka bsihaan ay isku arkayaan Chelsea ee finalka Europa League. Dad badan ayaa is weydiinaya xilli ciyareedka Arsenal ma yahay mid guuleystay ” jawaabta waxaan heleynaa...

UEFA Oo Shaacisay Garsooraha Dhexdhexaadin Doona Finalka Europa League Ee Arsenal vs Chelsea

UEFA ayaa garsooraha Talyaaniga Gianluca Rocchi u dooratay inay dhexdhexaadiyo kulanka finalka Europa League ee u dhaxeeya kooxaha Arsenal iyo Chelsea. Rocchi oo 45 sanno jir ah ayay FIFA u xulatay Koobkii Adduunka ee 2018 ka dhacaya Russia isagoo dhexdhexaadiyay...

Lionel Messi Oo Aan Weli Ka Soo Kabsanin Dhaawacii Qalbiga Ee Ay Liverpool U...

Sida lama filaanka ah ee ay Barcelona uga hartay Champions League ka dib guuldaradii ceebta aheyd ee ka soo gaartay Liverpool waxa ay qaadan doontaa waqti ay ku ilaawaan. Iyadoo sannad laga joogo guuldaradii Roma oo u xanuun badneyd sida...

Patrice Evra Oo Kashifay Sababta Uu Xiddiga Fashilmay Alexis Sanchez U Doortay Man United...

Xiddiga ku fashilmay Manchester United Alexis Sanchez ayaa sababta kaliya ee uu ugu wareegay Old Trafford bedelkii uu ku biiri lahaa Manchester City waxa ay tahay mushaharka loo soo bandhigay. Taasna waa aragtida halyeeyga Man United Patrice Evra iyadoo mustaqbalka Sanchez...

Haddii Man City Laga Mamnuuco Champions League Miyay Arsenal Ama Man United Buuxin Doonaan...

Manchester City ayaa laga yaabaa in laga mamnuuco ka qeyb galkooda Champions League haddii lagu helo danbiga ah inay ku xadgudbeen sharciga dhaqaale wanaaga kooxaha Yurub. Kooxda hanatay horyaalka Premier League ayaa waxaa baaritaan ku wada gudiga koontaroola dhaqaalaha kooxaha...
- Advertisement -

LATEST NEWS

MUST READ