Wednesday, July 17, 2019
Home SOMALIYA

SOMALIYA

On each category you can set a Category template style, a Top post style (grids) and a module type for article listing. Also each top post style (grids) have 5 different look style. You can mix them to create a beautiful and unique category page.

Liverpool Oo Filaneysa In Sadio Mane Uu Ka Maqnaado Bilowga Xilli Ciyaareedka Premier League...

Liverpool ayaa la filayaa inuu ka maqnaado Saido Mane bilowga xilli ciyaareedka Premier League ka dib markii uu xulka Senegal ka caawiyay inay gaaraan finalka Koobka Qaramada Afrika. Saido Mane ayaa gacan ka geystay goolkii ay iska dhaliyeen xulka Tunisia...

JBC Oo kulan adag la ciyaari doonta Kooxda aan marnaba guusha arag ee Himilo

Garoonka waamo ee magaaladda kismaayo waxaa galabta ku wada ciyaari doona kooxaha JBC iyo Himilo Kooxda FC Himilo Ayaan marnaba guul arag 7 kulan ee ay ciyaaratay wan kooxda kaliya ee ilaa hatan la xaqiijiyay lulaabashadda kooxa heerka labd ciliciyaaradka...

Tartan Loogu Magac Daray Sahanka Nabadda Oo Kismaayo ka furmay

Tartan Kubbada Cagta ah oo loogu magacdaray sahanka nabada ayaa maanta ka furmay magaaladda Kismaayo tartankaan ayaa waxaa ku tartami doona 8 kooxood oo 5 kamid ah ay yihiin Xaafadda magaaladda Kismaayo halka 3 koox kalana laga keenay Tuuloyinka hoostaga...

Maxaa laga Filan karaa Kulanka dhaxmari Doona Kooxaha Heegan iyo D/Hoose

Kulan adag ayaa galabta waxaa wada ciyaari doona kooxaha Heegan iyo D/Hoose ciyaartan oo ka mid ah kulamada heerka 1aad ee tartan Horyaalka kooxaha heerka 1aad D/Hoose ayaa dadaal ugu jirto siday ku gaari lahey kooxda Fc Dakadaha oo ah...

Dakadaha Fc oo Hogaanka Horyaalka Jubbaland Sii dheereysatay

kulan adag oo dhax maray kooxaha Dakadaha iyo JCCI ayaa ku soo dhamaaday 4-2  oo ay guusha ku raacday kooxda Dakadaha Kooxda Dakadaha ayaa u muuqato mid ku sii dhaweneyso hanashada horyaalka kooxaha jubbaland waxaana tartan oga dhiman laba kulan...

Mogadishu City Club Oo Shaqada Ka Joojisay Tababare Hussein Mbalangu.

Kooxda dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa xilkii macallinimo ka qaaday tababaraha reer Uganda Mbalangu Xuseen,isagoo kooxda hogaaminayay tan iyo 2015 wuxuuna la qaaday hal horyaal oo aan laga badin 2016 iyo koobabka kala ah Jeneraal Daa,uud 2018...

Maxay Feisal Ahmed & Qadar Yuusuf Ka Dhaheyn Kulankoodii 1-aad Ay Isku Arkayaan Horyaalka.

Kooxaha dowladda hoose ee Mogadishu City Club iyo Dekedaha Football Cluba ayaan wada ciyaaridoono kulamadoodii u danbeeyay horyaalka Somalia Premier League 2018-2019 ama kulamadoodii 18-aad 2018-2019. Mogadishu City Club kulan ciyaareedkii u danbeeyay horyaalka waxa ay 5-4 guul daro kasoo gaartay xidigaha Jazeera Sports Club waxaana...

Maxaa laga filankaraa kulan galabta dhaxmari doona Kobon Iyo Kaneva

Kooxaha Koban iyo Kaneva ayaa galanta kuwadaciyaarin doona tartanka koryaalka kooxaha heerka labaad labadan kooxood ayaa ka mid ah kooxaha sida weyn ugu xifaaltamayo hanashada horyaalka kooxaha heerka labaad ciyaartan ayaa ka mid ah lugta labaad ee ay wada ciyaaran labadaan...

Maxaa laga filan karaa kulanka adag ee dhaxmari doona kooxaha D/hoose iyo JBC

Kooxaha D/hoose iyo JBC ayaa galabta oo khamiis ah kuwada ciyaari doona garoonka Waamo ee Magaaladda Kismaayo kulankaan ayaa ka mid ah kulamada tartanka horyaalka kooxaha heerka 1aad ee Jubbaland waana lugtii labaad ee ay wada ciyaaran labadaan naadi   labadan kooxod...

Kooxda FC Majaango Oo Markale difaacatay Unbeaten-keedi

Kooxda Kubadda cagta Fc.Majaango ayaa galabta la ciyaartay kooxda Guulwade. kulan adag oo dhaxmartay labada kooxood ayaa kusoo dhamaaday bar bar dhac 3-3 ah FC.Majaango ayaa ah kooxda kaliya ee an Marna laga badin tan iyo intii uu tartanka bilowday 7dii...
- Advertisement -

LATEST NEWS

MUST READ