Saturday, September 21, 2019
Home ALL

ALL

Halyeey reer Argentina ah oo amaanay Ronaldo isla markana Messi ku tilmaamay xaasid

(Yurub) 27 Maajo 2019. Halyeeyga reer Argentina ee Mario Kempes ayaan ka laba labeynin inuu dhaleeceeyo xiddiga ay isku wadanka yihiin ee Lionel Messi, kaasoo uu aaminsan yahay in qaab ciyaareedkiisa uu ku yimid isbadal xiliyadii dambe, marka loo fiiriyo...

Elman-Sports Club Oo Guul Ku Bilaawday Wareega Labaad Hotyaalka

Elman-Sports Club Oo Guul Ku Bilaawday Wareega Labaad Hotyaalka Kooxaha kubbadda cagta Elman iyo Horseed ayaa wada dheelay kulamadoodii 10aad horyaalka Somalia Premier Leagaue kol ciyaareedka 2018-2019. Labada koox ayaa taageerayaashooda u soo bandhigay ciyaar ku dheehan farsamo iyo weerar,balse waqtigii...

Gunners Oo Kaalinta Saddexaad Ee Premier League Soo Gashay Iyo Fursadii Ay Liverpool U...

Arsenal ayaa guul dahabi ah garoonkeeda Emirates Stadium kaga gaadhay kooxda Newcastle United si ay kaalinta saddexaad ee Premier league uga xoogto kooxda Tottenham oo xalay guuldaro xanuun badan kala soo laabtay Anfield. Arsenal ayaan wax qalad ah ka samayn...

Waa ku Wee Liiska Ciyaartoyda 19 ka ah ee uu haddaba Zidane soo safay?

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa haddaba 19 ciyaartoy oo kala duwan u soo adeegsaday labadii kulan ee waayihiisa tababranimo ee labaad ee Real Madrid ugu horeeyay, waxayna u muuqataa in uu doonayo sidii uu ciyaartoy kasta...

20-ka Ciyaartoy & Tababare Ee Kubbada Cagta Aduunka Ugu Dakhliga Badan Xili Ciyaareedkan-Yaa Tobanka...

  Majalada France Football oo ah tan bixisa abaal marinta kubbada cagta aduunka ugu qaalisan ee Ballon d’Or ayaa daabacday min tobanka tabbare iyo ciyaartoy ee kubbada cagta aduunka ugu mushaarka qaalisan xili ciyaareedkan. Mushaarka, gunada iyo waliba lacagta xayasiinaha ay...

Maxuu Ku Dhamaaday Kulankii JBC Iyo Himilo. (Xog+Sawirro)

Kulan ka mid ah kulamada heerka 1-aad ee Horyaalka Kooxaha Jubbaland ayaa galabta waxaa garoonka Waamo ee Magaalada Kismaayo isku arkay Kooxaha JBC iyo Himlo.   Ciyaar adag oo dhaxmartay labada kooxood ayaa 90-kii Daqiiqo ku dhamaatay 0-0 balse waxtiga dheeradka...

Heegan iyo D/Hoose Oo isla Dhaafi Waayay Bar Bardhac 2-2 ah

28/03/2019 Kismaayo: kulan ka mid ah kulamada heerka 1-aad ee Horyaalka Kooxaha Jubbaland ayaa galabta waxaa Garoonka Waamo ee Magaaladda Kismaayo ku wada ciyaaray kooxaha D/Hoose iyo Heegan.   Ciyaar xiiso badan oo dhaxmartay labada kooxood ayaa ku soo dhamaatay bar...

Xabi Alonso Oo Koobkiisii Ugu Horreeyey Ku Guuleystay Isagoo Tababare ah

Halyeygii xulka qaranka Spain iyo Kooxaha Liverpool & Real Madrid ee Xabi Alonso ayaa guul koob ah ku bilaabay waayihiisa tababarenimo, kaddib markii uu si rasmi ah ula wareegay kooxda da’yarta 13-jirrada Real Madrid. Xabi Alonso ayey kooxdiisu ku guuleysatay koobka...

Waa kuma ciyaaryahanka iska diiday kooxda Real Madrid si uu ugu biiro Inter Milan!?

(Madrid) 27 Maarso 2019. Laacibka khadka dhexe ee naadiga River Plate, Exequiel Palacios ayaa la soo warinayaa inuu hoos u dhigay dalab kaga yimid Real Madrid si uu ugu biiro kooxda reer Talyaani ee Inter Milan suuqa kala iibsiga xiddigaha...

Jose Mourinho oo la shaaciyey  kooxooduu tababare u noqon lahaa

(Yurub) 27 Maarso 2019. Macallin Jose Mourinho ayaa la soo warinayaa inuu go’aansaday inuu irdaha u furo inuu noqdo tababaraha midkood labada kooxood ee Lyon ama Monaco. Mourinho ayaa shaqo la’aan ahaa tan iyo markii laga cayriyey xilka tababarennimo ee kooxda...