Kooxda Kubadda Cagta FC Himilo Oo usoo Gudubtay Kooxaha Heerka 1aad ee Sera (A)

0
47

02/02/2019 Kismaayo: K

kulan galabta ka dhacay garoonka waamo ee magaalada Kismaayo oo ay wada ciyaarayeen Kooxaha Majaango iyo Himilo ayaa ku soo Dhamaaday 0-2 oo ay Guusha ku raacaday kooxda FC Himilo.

kooxa usoo gudbay Sera (A) ayaa ah 
Dowlada Hoose
JBC
Himilo
Heegan

waxaana la sugayaa in ay kusoo biiraan laba kooxood kuwaa oo kooxaha sera (A) ka dhigayo 6 kooxood

kulanka dhicidoona maalinta Isniinta oo ay Taariikhdu tahay 04/02/2019 waxaa wada ciyaari Doona
DAKADAHA VS KOBAN

Kulanka Xiga waxaa uu dhici doona Maalinta Talaadada oo ay Taariikhdu tahay 05/02/2019 waxaana wada ciyaari doona Kooxaha
KISIMA VS JCCI

labadii kooxood ee soo badisa way ku biiri doontaa kooxaha Sera (A)

labadii kooxood ee laga Badiyaa waxay Aadi doonaan kooxaha Sera (B) ee heerka labaad

Hoos ka Daawo Group yada iyo sida ay usoo kala baxeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here